Shirka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Waxaa goordhaw Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah ay leeyihiin Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya , shirkan ayaana lagu wadaa in uu socdo mudo sadex maalin ah. Shirkan ka furmay Hotelka Jaziira waxaa ka qeyb galaya 12-Musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana musharaxiintan ku jira Madaxweynayaashii hore ee … Continue reading Shirka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)